BARO GANACSIGA SHIINAHA INTAADAN KHALAD AMA KHASAARO GELIN
Ma Ka Baqaysaa Inaad Lacag Ku Khasaariso Warshad Aan La Hubin?
Sawir qurux badan iyo qiime jaban ma dammaanad-qaadaan in warshaddu tahay mid lagu kalsoonaan karo. Tababarkan waxaad ku baranaysaa sida supplier loo raadiyo, loo xaqiijiyo, quotation loo fahmo, heshiis qoraal ah loola galo, iyo sida lacag-bixin ammaan ah loo sameeyo.
Dhibaatada
Warshad aan la hubin iyo qiime aan caddayn waxay lacagtaada gelinayaan khatar.
Qodobbadan Waa Qayb Ka Mid Ah Tababarka
Supplier verification, contracts, Purchase Order, negotiation iyo safe payment control.
Supplier Verification
Quotation Comparison
Contracts & PO
Safe Payment
Lacagtaada Ha Ku Dirin Indho La’aan
Baro supplier verification-ka iyo payment control-ka ka hor order kasta.
